Abuubakar: Waxaan raadinayaa amni, si aan uga baxo xaaladda KMG ah ee nolosha”

Maxamed Abuubakar waxaa uu ku barbaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Markii uu dhiganayay iskuulka ayuu bilaabay inuu ciyaaro kubada cagta, isagoona markii dambe ku biiray mid ka mid ah kooxaha horyaalka Qaranka. Kaddib waa la xiray, waxaana lagu eedeeyay inuu xubin ka yahay kooxda argagixisada ah ee al-Shabaab. Qoyskiisa ayaa ku guuleystey inay ka … Continue reading Abuubakar: Waxaan raadinayaa amni, si aan uga baxo xaaladda KMG ah ee nolosha”